-
Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga hadlay dhacdadii guriga Taliye Shub ee Doolow.by Horseed Staff
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga…
-
Sheekh Shariif oo DF ku eedeeyay duqeyntii lala beegsaday guriga Taliye Mahad ee Doolowby Ali Suxayfa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war kasoo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday hoyga uu halkaasi ka degan yahay […]
-
Khayre oo Cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday guriga Janaraal Mahad ee Doolowby Ali Suxayfa
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday hoyga uu degmada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay Taliyihii hore ee Ciidanka […]
-
Jubaland accuses Turkey of conducting an airstrike in Dolow District.by admin
The Jubaland regional administration has condemned with the strongest possible terms an incident in which Turkish drones carried out an airstrike last night in Dolow District in Gedo region, accusing […]
-
DFS oo ka Hadashay weerarkii lagu qaaday Guriga Taliye Shub ee Doolowby Ali Suxayfa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]
-
Dowladda Federaalka oo Iska Fogaysay Dhacdadii Doolow, Shaacisayna Guddi Xaqiiqo-Raadin ahby Abdiwali Mohamed
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo ka dhalatay guri ku yaalla degmadaas. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa…
-
Sagal Cabdi-Waali oo safka hore ugu jirta loollanka kursigii Baarlamaanka UK ee Keir Starmerby Abdiwali Mohamed
London, 3 Sebteembar 2026 — Sagal Cabdi-Waali, oo ah haweeney Soomaaliyeed oo hoggaamisa Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo saadaalinayaa inay ka mid noqoto dadka ugu cadcad ee Xisbiga Labour-ku u…
-
Qaramada Midoobay oo Boosaaso oo sheegtay Marin Loo Adeegsaday Taageerada Ciidamada RSF ee Suudaanby Abdiwali Mohamed
Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa magaalada Boosaaso ku xustay inay ka mid ahayd marinnada ay adeegsadeen shabakado caalami ah oo lagu taageerayay Ciidamada Gurmadka Degdegga […]
-
Masar oo Dadaal Xooggan ugu Jirta Badbaadinta 8 Badmaax oo Lagu Haysto Xeebaha Soomaaliyaby Abdiwali Mohamed
QAAHIRA – Dowladda Masar ayaa xoojisay dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu sii daayo siddeed badmaax oo u dhashay dalkaas, kuwaas oo lagu haysto markab shidaal oo ku sugan…
-
Geeska Afrika oo Yeeshay Guddi Cusub oo Fududeynaya Ganacsiga Gobolkaby Abdiwali Mohamed
Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika (HoAI) ayaa saxiixay baaq wadajir ah oo lagu aas-aasay Guddiga Fududeynta Ganacsiga Gobolka ee Geeska Afrika (RTFC), kaas oo looga […]
-
Former Somali Custodial Corps Commander wounded in an Airstrike that took place in Dolow District.by admin
Reports from Dolow District in Gedo region confirm that an airstrike was reportedly carried out using a drone which specifically targeted the house of former Commander of Custodial Corps of […]
-
Madaxweynaha Puntland oo safar ku gaarey degmada Ufayn ee gobolka Bari.by Horseed Staff
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku maraya Gobolka Bari,…
-
Somalia: US Aircraft Conduct Reconnaissance Operations in Puntland’s Cal Miskaad Mountainsby Horseed Staff
US military aircraft began reconnaissance and intelligence-gathering operations on 3 September over two areas in the Cal Miskaad Mountains in Somalia’s Bari region, according to Drop Site, which […]
-
Jubbaland condemns alleged Turkish airstrike in Somalia’s Gedo regionby Horseed Staff
The Jubbaland regional administration has strongly condemned what it says was an airstrike carried out by Turkish aircraft in Doolow district in Somalia's Gedo region.
-
Jubbaland oo ka hadashay duqayntii Doolow ayaa dalbatay in Somalia dib loogu celiyo cunaqabatayntii hubka.by Horseed Staff
Maamulka Jubbaland ayaa si adag u cambaareeyey duqeyn ay sheegtay in diyaarado ay leedahay Dowladda Turkiga…
-
Former Somali Prisons Chief Injured in Airstrike in Gedoby Khalid Yussuf
Former commander of Somalia’s Custodial Corps, Mahad Abdirahman Aden, widely known as Taliye Shub, has sustained minor injuries after an airstrike targeted the house where he was staying in the […]
-
Somaliland’s Irro departs for US to pitch region’s strategic value as Somalia sends rival teamby Somaliguardian news
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro departed Hargeisa on Thursday for a working visit to the United States, part of an effort to present the […]
-
Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya oo loo doortay Hantidhowraha Dibadda ee Kaydsan ee AFROSAI-Aby Liban Hirsi
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay isla markaana hadal ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee […]
-
Diyaaradaha Mareykanka oo hawlgalo ka fuliyey Buuraha Calmiskaad & Calmadaw ee Puntland.by Horseed Staff
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa 3-dii September, bilaabay hawlgallo sahamin iyo xog-ururin ah oo laga sameeyey laba…
-
Doolow Wakes to an Air Strike No Government Will Claimby Dalmar
DOOLOW, SOMALIA – An aircraft struck the compound of General Mahad Abdirahman Aden, the former commander of the Somali Custodial Corps known as Taliye Shub, in the Gedo border town of Doolow […]
-
Somalia oo lagu daray dalalka laga weeraray Suudaan.by Horseed Staff
Qaramada Midoobay ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay ku xustay magaalada Boosaaso ee Puntland inay…
Click to return to the Right News, Right Now Directory
Porcellato.com participates in the Amazon Services LLC Associates Program. Affiliate advertising programs provide a means for website owners to earn advertising income by advertising and linking to Amazon.com.

